Wasiir Cadami: “Alshabaab in Meel looga soo wada Jeesto Diyaar baan u Nahay”

HomeWararka

Wasiir Cadami: “Alshabaab in Meel looga soo wada Jeesto Diyaar baan u Nahay”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland Axmed Xaaji Cadami oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in soomaalilaan ay diyaar u tahay in meel looga soowada jeesto dagaalka Puntland ay kula jirto Alshabaab, wuxuuna intaas ku daray “Puntland haddii ay gurmad ka codsato soomaaliland diyaar baan u nahay.” Warkaas waxaa inoo haya Xasan Heykal. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/595da478060100186f2bc11a/Warbixinra+waasiir+Cadami_somaliland_5jul17.MP3  

Garaad Salebaan Garaad Maxamed oo Garoowe ku geeriyooday & Camey oo tacsi ka diray
C/raxmaan C/shakuur “Al-Shabaab waxay ku milmeen hay’adaha Amniga iyo Dakhliga”
Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii u horeeyey yeelanaya kadib doorashadaii

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliland Axmed Xaaji Cadami oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in soomaalilaan ay diyaar u tahay in meel looga soowada jeesto dagaalka Puntland ay kula jirto Alshabaab, wuxuuna intaas ku daray “Puntland haddii ay gurmad ka codsato soomaaliland diyaar baan u nahay.”

Warkaas waxaa inoo haya Xasan Heykal.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: