Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii u horeeyey yeelanaya kadib doorashadaii

Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii u horeeyey yeelanaya kadib doorashadaii

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulankoodii u horeeyey oo uu shir guddoomiyo guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabduraxmaan.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa hab maamuuska xeerka lagu aasaasay baarlamaanka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay xubinta ka tahay, taasi oo shalay golaha wasiirada ay ansixiyeen, kadib markii uu kahor akhriyay guddoomiye kuxigeenka 2aad ee baarlamaanka Mahad Cabdala Cawad.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com