Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Imtixaan Maanta Bilaabaysa

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Imtixaan Maanta Bilaabaysa

Kumanaan katirsan ardayda fasalka 12aad ayaa maanta u fariisanaya Imtixaanaadka mideysan ee shahaadiga, kaasoo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ardayda maanta u fariisinaya imtixaanaadka mideysan ee Dugsiga Sare ayaa loo diyaariyay goobo kala duwan oo ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.

Dhanka kalena, waxaa imtixaanka mideysan ee wasaaradda Waxbarashada qaadeyso ayaa ka bilaabanaya qaar ka mid ah gobolada dalka ee Soomaaliya Sida Galmudug , Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Hirshabeelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com