Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xafiis ka furtay degmadda Jariiban (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xafiis ka furtay degmadda Jariiban (dhegayso)

Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa degmada Jariiban ee gobolka Mudug maanta ka daahfurtay Xafiis cusub kaasi oo loogu shaqaynayo Haweenka degmada Guud ahaan.

Masuuliyiintii ka qayb galay waxaa kamid ahaa Wasiirka wasaarada Haweenka Aamino Cismaan Xaaji iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com