Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xafiis ka furtay degmadda Jariiban (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xafiis ka furtay degmadda Jariiban (dhegayso)

Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa degmada Jariiban ee gobolka Mudug maanta ka daahfurtay Xafiis cusub kaasi oo loogu shaqaynayo Haweenka degmada Guud ahaan. Masuuliyiintii ka qayb galay waxaa kamid ahaa Wasiirka wasaarada Haweenka Aamino Cismaan Xaaji iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka Soomaaliya.

Dhalinyarada isxilqaamayasha Degmadda EYL oo daljir uga waramay waxqabadkooda (dhegayso)
Wasiirka Caddaaladda DFS oo Maanta hortagay Barlamaanka
Faah faahin: Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho

Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa degmada Jariiban ee gobolka Mudug maanta ka daahfurtay Xafiis cusub kaasi oo loogu shaqaynayo Haweenka degmada Guud ahaan.

Masuuliyiintii ka qayb galay waxaa kamid ahaa Wasiirka wasaarada Haweenka Aamino Cismaan Xaaji iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: