Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka oo saxiixday heshiis muhiim ah

Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka oo saxiixday heshiis muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka.

Wasiir Khadiija Diiriye ”Waxaana xarunta Midoowga Afrika (AU) ee Addis-Ababa aan ku saxiixay heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka (African Risk Capacity)”

Soomaaliya waa waddankii 35-aad ee qeyb ka noqda , waana dalkii u horeeyey ee sannadkaan 2021ka kusoo biiray (ARC).”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com