BARNAAMIJ GAAR AH: ILAALINTA XUQUUQDA CARUURTA (daawo)

HomeWararka

BARNAAMIJ GAAR AH: ILAALINTA XUQUUQDA CARUURTA (daawo)

Kusoo dhawaada dhegaystayaal barnaamj gaar ah oo ku saabsan ilaalinta Xuquuqda Caruurta. DASTUURKA PUNTLAND: XUQUUQDA CARRUURTA 1. Carruur waxaa

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo mooshin laga soo gudbiyeey
Qaraxyo ka Dhacay Afghanistan & In kabadan 30 qof oo dhimatay
Madaxweynaha Koonfru Galbeed oo ka hadlay Xariga Mukhtaar Roobow (Daawo)

Kusoo dhawaada dhegaystayaal barnaamj gaar ah oo ku saabsan ilaalinta Xuquuqda Caruurta.

DASTUURKA PUNTLAND: XUQUUQDA CARRUURTA
1. Carruur waxaa loola jeedaa qof kasta oo toban iyo shan sano (15) ka yar.
2. Ilmuhu waxa uu xaq u leeyahay nolol, magac, jinsiyad, korriimo, waxbarasho iyo
daryeel caafimaad..
3. Waxaa reebban shaqada wax u dhimaysa carruurta noloshooda, caqiidadooda,
dhaqankooda, korriimadooda iyo waxbarashadooda.
4. Waxaa reebban in la soo rido ilmaha caloosha hooyada ku jira, haddii aanay jirin
xaalad adag oo hooyada nolosheeda khatar gelineysa, uuna caddeeyo dhakhtar
aqoonteeda leh.
Qodobka 32aad

Barnaamjka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: