Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka oo saxiixday heshiis muhiim ah

HomeWararka

Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka oo saxiixday heshiis muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh

Howlgalka ATMIS oo hub laga furtay Al-Shabaab ku wareejiyay Ciidanka xoogga dalka
Madaxweyne Gaas ma ka dhabeyn doonaa in “Puntland kuwii aqoonta lahaa ka soo tageen … qofkii baxsan karay soo baxsaday … oo ay isugu hareen intii aan aqoonta lahayn.”
Dowladda UK oo sheegtay inay Soomaaliya ka caawinayso inay amnigeeda kala wareegto ATMIS

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka.

Wasiir Khadiija Diiriye ”Waxaana xarunta Midoowga Afrika (AU) ee Addis-Ababa aan ku saxiixay heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka (African Risk Capacity)”

Soomaaliya waa waddankii 35-aad ee qeyb ka noqda , waana dalkii u horeeyey ee sannadkaan 2021ka kusoo biiray (ARC).”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: