Wasaaradda Beeraha Puntland oo ka digtay hoos u dhaca qudaarta (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Beeraha Puntland oo ka digtay hoos u dhaca qudaarta (dhegayso)

Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Puntland ayaa beeraleeyda Puntland ku dheerragelisay kor-u-qaadidda tabcashada beeraha iyo wax soosaarkooda, si loo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay qarixii lagu dilay Guddoomiyihii Magalada Marka
Ciidamada ammaanka oo qabtay nin weerar gaystay oo rasaas kasoo riday guri shacab
Wasiir Janan oo Nairobi loo duuliyeey & Baladxaawo oo laga tageeray (Daawo)

Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Puntland ayaa beeraleeyda Puntland ku dheerragelisay kor-u-qaadidda tabcashada beeraha iyo wax soosaarkooda, si looga gaashaanto suuragalnimada hoos-u-dhaca dhinaca qudaarta oo yimaada sannadkaan.

Walwal qabka wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Puntland, kuna aaddan hoos-u-dhaca wax soosaarkii beereed sannadkaan ayaa salka ku haysa fatahaadda wabiyeed ee saamaysay badanka dhul beereedkii koonfurta Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Puntland Ibraahim Xareed Cali ‘Dacar’ ayaa Daljir u sheegay walwal qabkooda wasaarad ahaaneed iyo dadaalka beeraleeyda Puntland looga fadhiyo xilligaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: