Wasaarada Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Beyle oo ka hadlay dhaqdhaqaaq dekadda Muqdisho

HomeWararka

Wasaarada Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Beyle oo ka hadlay dhaqdhaqaaq dekadda Muqdisho

Dekadda magaalada Muqdisho ayaan wax dhaq dhaqaaq ah ka jirin muddo Todobaad ah kaddib markii Ganacsatada Gobolka Banaadir ee Dekadda wax kasoo degsat

Wiil Bosaso jooga oo Hal abuure ah ayaa hada soo wada aalad cusub oo Cuntada lagu kariyo.
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay degaanka Horufadhi ee gobalka Cayn (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Issimada Puntland oo Bosaaso ka saaray maleeshiyadii ku sugnaa

Dekadda magaalada Muqdisho ayaan wax dhaq dhaqaaq ah ka jirin muddo Todobaad ah kaddib markii Ganacsatada Gobolka Banaadir ee Dekadda wax kasoo degsata lagu soo rogay canshuur dheeraad ah.

Wasaarada Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Canshuur dheeraad ah kusoo rogtay ganacsatada gobolka Banaadir, waxa ayna ganacsatada ka cabanayaan in aan si siman canshuurta looga qaadin dhamaan ganacsaada dalka.

Wasiir Beyle oo Saxaafada Shir Jaraa’id uqabtay ayaa Sheegay in Canshuurta sideeda ahaaneyso, Ayna la Fariisanayaan Ganacsatada.

Wasiir C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku doodaya in dalkasta ay dadkiisa Canshurta bixiyaan sidaas darteedna Ganacsatada Soomaaliyeed looga baahanyahay iin ay canshuurta bixiyaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: