Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay degaanka Horufadhi ee gobalka Cayn (dhegayso)

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay degaanka Horufadhi ee gobalka Cayn (dhegayso)

Xilli shalay dagaal beeleed dad ay ku dhinteen uu ka dhacay degaanka Horufadhi ee Gobolka Cayn ayaa waxaa arintaa ku hawlan Odayaasha degaanka Isimadda tagey Gobolka Sool iyo Taliska qeybta Gobolak cayn ee Puntland .

Jaamac saxardiid taliyaha qeybta Gobolka Cayn oo waraysi siiyey Radio daljir ayaa ka warbixyey xaaladihii u danbeeyey ee degaanka sidoo kalena baaq u diray beelaha dagaalamay inay qaataan oo adkeeyaan nabada kana xaalaan wixii dhexmaray .

cXakiin Xusein Xasan ayuu khadka taleevanka ugu waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com