Waraysi: Goorma ayaa xariga laga jarayaa Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ?

HomeWararka

Waraysi: Goorma ayaa xariga laga jarayaa Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ?

4 Sano ee ugu dambaysay Gobolka Sanaag waxa uu samaynayay horumar lataabanka oo ay ka midyihiin dhanka kaabayasha dhaqaalaha, sida dhismihii , Wadada

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Bosaso: Taliyaha Qaybta Booliska oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal dhacay (daawo)
Maxkamadda Ciidmada Faderaalka oo dil ku fulisay laba Al-shabaab ah

4 Sano ee ugu dambaysay Gobolka Sanaag waxa uu samaynayay horumar lataabanka oo ay ka midyihiin dhanka kaabayasha dhaqaalaha, sida dhismihii , Wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo gabo gabo ah , Dhismihii Jaamacdii Maakhir , Garoonka diyaaradaha ee Magaalada baran oo dib udayac tir lagu sameeyay , iyo Biyo Galin laga sameeyay Magaalada .

Hadaba Arimaahs oo dhan Waxaan ka Waraysanay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Ismaaciil ciyoon , Wariye xasan Heykal ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: