Maxkamadda Ciidmada Faderaalka oo dil ku fulisay laba Al-shabaab ah

HomeWararka

Maxkamadda Ciidmada Faderaalka oo dil ku fulisay laba Al-shabaab ah

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab. Ragga la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Canshuur Cusmaan Abuukar iyo Maxamed Cali Borow,kuwaasi oo dilal iyo qaraxyo ka geystay Magaalada Muqdisho,isla markaana ay ku dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed.

Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale: “Ninaan shantaadu kaa kaxayn sharci kaama kaxeeyo” | MARTISOOR
Shacabka Muqdisho oo bogaadiyay madaxwaynaha cusub ee Puntland (dhegayso)
Xisbiyada mucaaradka Soomaaliland iyo dowladda oo heshiis kala saxiixday (Akhriso)

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab.

Ragga la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Canshuur Cusmaan Abuukar iyo Maxamed Cali Borow,kuwaasi oo dilal iyo qaraxyo ka geystay Magaalada Muqdisho,isla markaana ay ku dhinteen dad badan oo Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: