Wararkii ugu dambeeyay iyo shirka Garoowe uga socda Madaxda maamul Goboleedyada

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay iyo shirka Garoowe uga socda Madaxda maamul Goboleedyada

Shirkii Golaha Iskaashiga ee maamul goboleedyada oo shalay ka furmaya magaalada Garoowe ayaa maanta galay maalintii labaad ee shirka , waxaana Madaxda

Madaxweynaha Galmudug oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada
Madaxweynaha Jubbaland oo Gaaray Magaalada Doolow (Sawiro)
3 ruux oo looga shakiyey weerarkii Jaamacada Garissa oo maxkamad la soo tagay

Shirkii Golaha Iskaashiga ee maamul goboleedyada oo shalay ka furmaya magaalada Garoowe ayaa maanta galay maalintii labaad ee shirka , waxaana Madaxda maamul goboleedyada u socoda kulamo gaar gaar ah oo ay Warbaahintu dibad joog ka tahay .

Madaxda ayaa ka doodaysa qodabadii shalay shirka looga hadlay iyo kuwii ka horeeyay ee ay isla meel dhigeen .

Shirkan ayaa lafilayaa in maalinta beri ah la soo gaba gabeeyo lagana soo saaro Warmurtiyeed ka kooban dhor qodob.

Amniga caasimada Puntland ayaa aad loo adkeeyay .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: