Wararkii Ugu Dambeeyay  ee Xaalada Magaalada Guriceel

HomeWararka

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Xaalada Magaalada Guriceel

Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in cabsi xoog leh oo dhinaca ammaanka ah ay soo wajahday qoysaska ku haray ma

Wasiirka waxbarashada DFS oo beeniyey muqaal Baraha bulshada lagu faafiyeey
Madaxwaynaha Puntland oo mar kalle ka hadlay shirka qaran ee ka furmaya Garoowe (dhegayso)
Saraakisha Nisa oo la kulmay waxgaradka duleedka Kismaayo

Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in cabsi xoog leh oo dhinaca ammaanka ah ay soo wajahday qoysaska ku haray magaalada.

Cabsidan ayaa timid kadib markii duqeyda dhaqanka iyo waxgaradka magaalada Guriceel uu ka biyo diiday madaxa Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir iyagoo ka codsaday in maleeshiyada Ahlu Sunna ee dhufeysyada ka qodotay magaalada uu ka saaro.

Duqeydan ayaa sheegay kadib markii ay ku hungoobeen in maleeshiyada Ahlu Sunna laga saaro magaalada in xalka magaalada Guriceel ay u taal Madaxweynaha Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: