Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya

Duqayn dhanka cirka ah ayaa ka dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga TPLF.

Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Itoobiya ayaa la sheegay inay Duqaynta ka fuliyeen dhawr Gobood’ oo katirsan mekelle.

Waxaa jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay duqeynta, waxaana xoogaga TPLF ay ku eedeeyeen Ciidamada Federaalka Itoobiya inay duqeynta la beegsadeen dad rayid ah.

Raysalwasaare Abiy Axmed Cali ayaa sheegay in TPLF ay ka qabsadeen deegaanadii ay horay u qabsadeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com