Maxkamad Milatari oo dil ku xukuntay musharax madaxweyne Khalifa Xaftar

Maxkamad Milatari oo dil ku xukuntay musharax madaxweyne Khalifa Xaftar

Maxkamad Milatari oo ku taalla magaalada Misrata ee dalka Liibiya ayaa soo saartay xukun dil ah ku ridey General Khalifa Xaftar oo kamid ah musharaxiinta madaxwtinimada dalka Libya.

Jenaraal Khaliifa Xaftar ayaa loo haystaa duqeyn ka dhacday xarunta ciidamada cirka ee magaalada Misrata laba sano ka hor iyadoo ay askar ka tirsan Ciidamada dowladda ku dhinteen duqeyntaasi.

Horaantii bishaan Jenaral Xaftar ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharaxa doorashada madaxtinimo ee lagu wado inay ka dhacdo dalka Libya bisha soo socota ee December.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com