MARTISOOR – TAXANAHA 13AAD AASAASKII PUNTLAND & XOGO DAHSOON |Qeybta 1aad (daawo)

MARTISOOR – TAXANAHA 13AAD AASAASKII PUNTLAND & XOGO DAHSOON |Qeybta 1aad (daawo)

AASAASKII PUNTLAND & XOGO DAHSOON | Aasaaskii Puntland, Xog aysan Xafidsanayn xasuusta badi waayeelkii xiligaas joogey shirkii lagu dhisay Puntland ayuu nala wadaagayaa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cali (Caano-Nuug) oo kamid ah xoghayntii Shirweynaha Puntland lagu dhisay 1998-dii | Waa Shaqsigii markaas ugu da’yaraa 15 kii xubnood ee gudigii shir gudoonka habsami socodka shirka.
Waa Qaybtii 1’aad ee taxanayaal xiisa badan oo aan ka samaynay Aqoonyahan Caano-Nuug

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com