Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, 05, Oct, 2016 – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa gaaray wafdiga uu hogaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating.
 
Waxaa wafdiga magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay madaxweynaha Koofur Galbeed-Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.
 
 
Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socotay soo xulista xildhibaanada cusub baarlamaanka Soomaaliya.
 
Si kastaba ujeedka wafdiga Qaramada Midoobay ee magaalada Baydhabo ayaa la xiriirto arimaha doorashooyinka ka dhacaya magaalada Baydhabo.
 
Diiwaanka Wararka,
Radio Daljir

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com