HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee saakay iyo dunida 05 Oct 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, Oct, 05, 2016 - Dhagayso barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa barnaamijka saakay idila socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan Studio Daljir Boossaaso, waxaad-na barnaamijka ku maqlaysaan qodobadii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibaddaba.

Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey geerida xildhibaan Cabdulqaadir F Bootaan.
DHEGEYSO-Kooxo dawaynaya xoolaha oo loo diray gobolada Puntland.
Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka tanaasulay tartanka doorashada dhow ee Puntland

Boossaaso, Oct, 05, 2016 – Dhagayso barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa barnaamijka saakay idila socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan Studio Daljir Boossaaso, waxaad-na barnaamijka ku maqlaysaan qodobadii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibaddaba.

Hoos ka dhagaos barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: