Site icon Radio Daljir

Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee saakay iyo dunida 05 Oct 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, Oct, 05, 2016 – Dhagayso barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa barnaamijka saakay idila socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan Studio Daljir Boossaaso, waxaad-na barnaamijka ku maqlaysaan qodobadii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibaddaba.

Hoos ka dhagaos barnaamijkii oo dhammaystiran

https://daljir.com//resources3/files/S%2BD_MCI%20_BSSO_5_Oct_2016.mp3?_=1
Exit mobile version