Waddooyinka xirnaa ee magaalada Muqdisho oo maanta dib loo furay

HomeWararka

Waddooyinka xirnaa ee magaalada Muqdisho oo maanta dib loo furay

Waxaa maanta dib u bilowday isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay hya'adaha ammaanka ay xireen maalmihii ciidda

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Mashaaric hormanideed oo laga fuliyaay Waaciye (dhegayso)
Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawadda Somaaliya oo Amaro soo saartay (dhegayso)

Waxaa maanta dib u bilowday isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay hya’adaha ammaanka ay xireen maalmihii ciidda iyo bishii Barakaysnaa ee Ramadaan,

Gaadiidka dadwaynaha ayaa la arkayay iyagoo si caadi ah u shaqo bilaabay maanta, iyadoo dhanka kalle goobaha ganacsiga dib loo furay oo ay saamaynta ku yeelatay xirnaashiyaha waddooyinka Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa bishii Soon qaad ee Ramadaan ee hadda dhamaaday waxaa ay u ahayd bishii u horaysay ee soon ah oo ay shacabka Muqdisho ay helaan nabad marka lala barbar dhigo sanadihii hore oo weeraro tiro badan ay ka dhici jireen magaalada Muqdisho.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: