Roob Dabaylo wata oo mar kalle ku dhuftay deegaano ka mid ah Somaliland

HomeWararka

Roob Dabaylo wata oo mar kalle ku dhuftay deegaano ka mid ah Somaliland

Roob dabaylo wata ayaa sacadihii lasoo dhaafay ka da'ayay deegaanka Salaxley oo katirsan gobolka Hawd ee Somaliland, waxaana inta la xaqiijiyay ku gee

Maxay ka wada hadleen Guddiga doorashooyinka Heer Federaal & Booliska Gobolka Bari?
Guddomiye Mursal: “Sheekh Mukhtaar Roobow Aniga iyo Liftagreen waa inan so deyna deg deg waliba (Daawo)
Shir ku saabsan u doodista qoondada haweenka Puntland ee dhinackasta oo Garoowe lagu qabtay (daawo)

Roob dabaylo wata ayaa sacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanka Salaxley oo katirsan gobolka Hawd ee Somaliland, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday wiil yar oo laba sano iyo bar jira oo guri uu kusoo dumay, 28, gurri ayaana ku burburay, sida ay ku waramayaan dadka deegaanka.

Roobka ayaa wararku sheegayaan inuu da’ayay muddo ka badan 48saacadood.

Maamulka Somaliland ayaa wafdi u diray deegaanka Salaxley oo qiimayn ku sameeya xaaladda roobka dabaylaha watay iyo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: