Wadada halbowlaha u ah ganacsiga Bosaso iyo kan Puntland oo burbursan (dhegayso)

HomeWararka

Wadada halbowlaha u ah ganacsiga Bosaso iyo kan Puntland oo burbursan (dhegayso)

Wadada laamiga ee dowladdii dhexe Soomaaliya hirgelisay ee marta magaalada Bosaaso ayaa waxaa ka jira burbur xad dhaaf ah, kaasi oo ay ku adagtahay is

Ciidamada Magaalada Jigjiga oo Xabsiga Dhigey Waalidiinta Wasiirkii Hore ee Haweenka Itoobiya Filsan Axmed
MARTISOOR: SHOORTAAYE: PUNTLAND, AARANJAAN, ABAARAHA & TARAHA DOORASHOOYINKA
Garacad: Riyadii rumowday & Madaxweyne Deni oo Booqday

Wadada laamiga ee dowladdii dhexe Soomaaliya hirgelisay ee marta magaalada Bosaaso ayaa waxaa ka jira burbur xad dhaaf ah, kaasi oo ay ku adagtahay isticmaalkiisa shacabka iyo gaadiidlayda magaalada Bosaaso.

Waana waddo hormarta shirkado ganacsi, hoteelo iyo xarumo caafimaad oo ku yaala magaalada Bosaso,  magalaada Bosaso oo koboc dhanka dhismooyinka uu kasocdo hadana mar walba malaha waddooyin ku filan, hay’adaha ku bahoobay mashruuca JPLG ayaa ka shaqeeya waddooyinka xaafadaha iyadoona magaalada Bosaso ay ku guulaysatay dhisme waddooyin laami oo cusub hadana wadadan burbursan ayaa u xilsaaran hagaajinteeda dowladda hoose iyo hay’adaha dowladda Puntland, balse radio Daljir ayaa laba jeer oo hore warbixin kasameeyey uu ku iftiiminayo in wax laga qabto wadadan.

Baahida wadada oo weli taagan ayaan ka samaynay warbixin aan ku iftiiminayno dhibaatada jirta iyo masuuliyiinta dowladda oo iyaguna aan u bandhignay waxa ay ka ogyihiin.

Xasan Jeylaani Cali (Xasan Heykal) ayaa booqday warbixintan ka diyaariyay maanta

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: