Garacad: Riyadii rumowday & Madaxweyne Deni oo Booqday

Garacad:  Riyadii rumowday & Madaxweyne Deni oo Booqday

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxa uu kormeeray ku tagay dhismaha Dekedda Garacad oo meel gebogebo ah maraysa, isagoona mid mid u dul istaagay qaybaha kala duwan ee uu dhismuhu ka socdo.
Garacad, Riyadii rumowday.

Daawo.

Sawirro.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com