Wacaal daray ah: Bom Gacmeed lagu tuuray Xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaaso

HomeWararka

Wacaal daray ah: Bom Gacmeed lagu tuuray Xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaaladda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa sheegaya in gordhwayd Bom gacmeed lagu turay xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaaso,taas oo geeystay khasaaro. ilaa 2 askari oo katirsan ciidanka Taraafikadda Boosaaso ayaa la sheegay in Bomkaas ku dhawacmeen,sido kale khasaare kale ayaa jirra , Faah faahin dheeraad ah goordhow lasoco

Golaha deegaanka laascaanood magaalada waxaa ku socta duqeyn aan loo meel dayin.
Dowladda Hoose Garowe oo bur burinaysa Goobaha Sharci daradda ah (dhegayso)
Musharax Madaxweyne Puntland 2024 Xasan Cabdi Yaquub oo ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Puntland

Wararka ka imaanaya magaaladda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa sheegaya in gordhwayd Bom gacmeed lagu turay xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaaso,taas oo geeystay khasaaro.

ilaa 2 askari oo katirsan ciidanka Taraafikadda Boosaaso ayaa la sheegay in Bomkaas ku dhawacmeen,sido kale khasaare kale ayaa jirra ,

Faah faahin dheeraad ah goordhow lasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: