Golaha deegaanka laascaanood magaalada waxaa ku socta duqeyn aan loo meel dayin.

HomeWararka

Golaha deegaanka laascaanood magaalada waxaa ku socta duqeyn aan loo meel dayin.

Shir Saxaafadeed ay goor dhaweyd qabteen golaha deeganaka laascaanood oo uu hogaaminayo Duqa magaalada laascaanood Cabdirixin Cali Ismacil ayey ku she

Itoobiya oo sheegtay in duqeyn ay ku dishay 35 Al-Shabaab ah
Taliyaha Qeybta Gobalka Mudug ” Galmudug Jidkay u Gashay Dad Shacab ah Sadex Qof Ayeey Dishay Gaarigina way Gubtay ”(dhegayso)
SAWIRRO: Bilicda Buuralayda gobolka Sitti ee (DDS) (Sawirro)

Shir Saxaafadeed ay goor dhaweyd qabteen golaha deeganaka laascaanood oo uu hogaaminayo Duqa magaalada laascaanood Cabdirixin Cali Ismacil ayey ku sheegeen in danbiya dagaal ay Soomaliland laascaanood ka geysatay .

Golaha deegaanka ayaa sheegay in dagaalku u dhexeeyo Soomaliland iyo beesha dhulbahante Argagixisana aysan joogin laascaanood Puntlandna aysan dagaalka qeyb ka ahayn.

Wararka Laascaanood Isha ku hay Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: