Wacaal daray ah: Bom Gacmeed lagu tuuray Xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaaladda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa sheegaya in gordhwayd Bom gacmeed lagu turay xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaaso,taas oo geeystay khasaaro.

ilaa 2 askari oo katirsan ciidanka Taraafikadda Boosaaso ayaa la sheegay in Bomkaas ku dhawacmeen,sido kale khasaare kale ayaa jirra ,

Faah faahin dheeraad ah goordhow lasoco


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Wacaal daray ah: Bom Gacmeed lagu tuuray Xarunta Ciidanka Taraafikadda Boosaaso”

  1. abshir

    Waxaan jeclahay war bixintiina

U Jawaab abshir Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com