Waa sidee xaaladda magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan?

HomeWararka

Waa sidee xaaladda magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan?

Magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay ka jirto koronto la'aan, barakac, fatahaad iyo khasaare kadhashay roobab mahiigaan ah oo da'ay a

Degdeg: Baarlamaanka Puntland ayaa waxka bedel ku sameeyey Dastuurka iyadoo xabadi ka socoto Garoowe.
Qaramada Midoobey oo ka hadashay shaqaale looga dilay Muqdisho
Soomaaliland oo Shacabkeeda Uga Digtey Inay u Safraan Muqdisho (dhegayso)

Magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay ka jirto koronto la’aan, barakac, fatahaad iyo khasaare kadhashay roobab mahiigaan ah oo da’ay ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in sidoo kalle aanay shaqaynayn lacagaha moobilada lagu shubta, halka aana uga shaqayn magaalada shilin Soomaaliga oo horay looga diday isticmaalkeeda magaalada Baladwayne.

Sacdiyo Xasan oo ka mid ah dadka kabarakacay magaalada ayaa radio Daljir u sharaxday xaaladihii ugu dambeeyey ee magaalada.

Hoos kadhagayso Axmed Sheekeye oo waraystay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    Fiiro Gaara:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLAN.
    ISIS ISN’T MUSLIMS.
    ALSHABAB & ISIS THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL HOOS TAGA CIA,MI6 & MOSSAD
    GO FUCK YOUR SELF.
    ALWISE PAPER & TOILET PAPER.

DISQUS: