Waa sidee xaaladda magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan?

Magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay ka jirto koronto la’aan, barakac, fatahaad iyo khasaare kadhashay roobab mahiigaan ah oo da’ay ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in sidoo kalle aanay shaqaynayn lacagaha moobilada lagu shubta, halka aana uga shaqayn magaalada shilin Soomaaliga oo horay looga diday isticmaalkeeda magaalada Baladwayne.

Sacdiyo Xasan oo ka mid ah dadka kabarakacay magaalada ayaa radio Daljir u sharaxday xaaladihii ugu dambeeyey ee magaalada.

Hoos kadhagayso Axmed Sheekeye oo waraystay.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Waa sidee xaaladda magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan?”

  1. Nuurkanederland

    Fiiro Gaara:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLAN.
    ISIS ISN’T MUSLIMS.
    ALSHABAB & ISIS THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL HOOS TAGA CIA,MI6 & MOSSAD
    GO FUCK YOUR SELF.
    ALWISE PAPER & TOILET PAPER.

U Jawaab Nuurkanederland Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com