Waa 20-askari oo ciidamada dowladda faderaalka katirsan oo la maxkamadeeyey(sawiro)

HomeWararka

Waa 20-askari oo ciidamada dowladda faderaalka katirsan oo la maxkamadeeyey(sawiro)

Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedd loo heystay 18-Askari oo ka tirsan Guutada 14-ka October ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyadav oo

Safiirka Sooomaaliya ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka
Madaxweyne Farmaajo oo isbeddel ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo shaaciyay dib u dhigida Furitaankii Kalfadhigii 7aad

Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedd loo heystay 18-Askari oo ka tirsan Guutada 14-ka October ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyadav oo Maxkamadda Darajada, 1-aad ay go’aan ka soo saartay dacwadda ka dhanka ah 18-kaas Askari.

Dable Xoogga dalka:- Xuseen Baashi Cawad Canshuur, C/wali Ibraahim Max’d Xasan, Sharmarke Cabdi Max’d Nuur, Ismaaciil Saciid Muuse Xiir, C/wali Faarax Ismaaciil Max’ud, C/shakuur Max’d Xirsi Cali, Fatxi Aadan Cali Yuusuf, Jaaamac Cabdullahi Max’ud Cige, C/kaafi Max’d Diiriye Farweyne, Max’d Axm’d Dhalac Cabdi, C/nuur Cabdullaahi Max’d Cabdi, C/raxmaan Xirsi C/raxmaan Ciise, Daahir Max’ud Gurxan Cali, Ax’d Jaamac Siid Cali, Cabdi Xasan Max’ud jaamac, Jamaal Cabdi Jaamac Cilmi, Cali Max’d Abyan Cilmi iyo Yuusuf Saxardiid Yuusuf jaamac.

Maxkamadda ayaa ku xukuntay 5-sano oo xabsi ciidan ah keddib markii ay ku cadaatay in si wada jir ah uga qeyb qaateen abaabullo qabyaaladeysan iyo kicinta shoobaro ciidanka dhexdiisa ah, waxa ayna si usku mid ah u diideen amarka taliyahooda oo uu wehliyo abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Sooomalaiyeed- sida uu u sheegay G/dhaxe Xasan Cabdiraxmaan Adan (Wabiyow) oo ka mid ah garsoorayaasha Maxkamadda Darajada 1-aad dhammaan dhinacyada ka qeyb galayay go’aanka Maxkamadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: