Ururka Haweenka ee Sulxul khayr soo xiray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah

Ururka Haweenka ee Sulxul khayr soo xiray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah

Ururka Haweenka ee Sulxul khayr ayaa Manta soo xiray barnaamijka afurinta dadka masaakiinta ah oo ay bilkasta oo Rabadaanta ah sidan ugu qaybiyan afurka iyo suxurta dadka danyarta ah ee aan awoodin

Ururka ayaa Marka ay soo xireen Barnaamijka Afurinta dadka danyarta ah goobta ugu qaybiyey Raashinka Sakaatul fidriga oo dad Muxsiniin ah lasoo baxeen.

Sido kale Gudoomisada ururka Sulxul khayr Khadra Axmad Baxwal ayaa Gudoonsiisay Ardayda schoolka Ururka Sulxul khayr ee Magaalada Dhahar kalimaha hore kagashay Tartanka Quraanka kariim ka ah ee Bisha Barakaysan ee Rabadaanta uu qabto Schoolku. Amaal marino ay ugu tala galeen dhirigalinta ardayda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com