Ururka Haweenka ee Sulxul khayr soo xiray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah

HomeWararka

Ururka Haweenka ee Sulxul khayr soo xiray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah

Ururka Haweenka ee Sulxul khayr ayaa Manta soo xiray barnaamijka afurinta dadka masaakiinta ah oo ay bilkasta oo Rabadaanta ah sidan ugu qaybiyan afur

Haiti: Ra’iisul Wasaaraha oo ka badbaaday isku day dil
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 14-SEPTEMBER-2022
Sare ukac ku yimid qiimaha maciishada ee Garoowe (dhegayso)

Ururka Haweenka ee Sulxul khayr ayaa Manta soo xiray barnaamijka afurinta dadka masaakiinta ah oo ay bilkasta oo Rabadaanta ah sidan ugu qaybiyan afurka iyo suxurta dadka danyarta ah ee aan awoodin

Ururka ayaa Marka ay soo xireen Barnaamijka Afurinta dadka danyarta ah goobta ugu qaybiyey Raashinka Sakaatul fidriga oo dad Muxsiniin ah lasoo baxeen.

Sido kale Gudoomisada ururka Sulxul khayr Khadra Axmad Baxwal ayaa Gudoonsiisay Ardayda schoolka Ururka Sulxul khayr ee Magaalada Dhahar kalimaha hore kagashay Tartanka Quraanka kariim ka ah ee Bisha Barakaysan ee Rabadaanta uu qabto Schoolku. Amaal marino ay ugu tala galeen dhirigalinta ardayda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: