Sare ukac ku yimid qiimaha maciishada ee Garoowe (dhegayso)

Sare ukac ku yimid qiimaha maciishada ee  Garoowe  (dhegayso)

Qiimaha lakala siisto Qudaarta noocyadeeda kala duwan ee suuqa wayn  ee magaalada Garoow ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn .

Ganacsatada suuqa  Qudaarta ayaa arintan usaba beeyay sarifka lacagta doolarka oo aan fadhiyin  iyo dowladda oo ganacsatada ku kordhisay canshuurtii ay ka qaadi jirtay.

Dhanka kale waxaa sare ukacay qiimaha Hilibka ee neefka gowraca ah.

Hadaba warbixintan waxaa Garoowe ka soo jeedinaya wariyaha Daljir Axmed Sheekeeye .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com