UFAYN: Daadad la tagey badanaa tuubooyinkii biyogelinta magaalada (dhegayso)

HomeWararka

UFAYN: Daadad la tagey badanaa tuubooyinkii biyogelinta magaalada (dhegayso)

Degmada Ufeyn ee Gobolka bari waxaa dhawaan ka da'ay roobab lixaad leh oo keenay in magaalada daadad badani ku soo rogmadaan, taasina waxa ay sababtay

Maxaa kasoo baxay kulankii Ra’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharaxiinta?
Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida dawladda dhegayso )
Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe ayaa qaabilay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre iyo madaxa hay’adda USAID ee Soomaaliya

Degmada Ufeyn ee Gobolka bari waxaa dhawaan ka da’ay roobab lixaad leh oo keenay in magaalada daadad badani ku soo rogmadaan, taasina waxa ay sababtay in daadku qaado tuubooyinkii biyogelinta magaalada oo qarniyo kahor gumeystihii Talyaanigu uu Ufayn u rakibay, horena dadka deegaanku iskood dayactir ugu sameeyeen.

Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ku hawlan sidii arrimahas wax looga qaban lahaa. Haddaba si aan wax badan uga ogaano khasaaraha gaaray biyogelinta Ufayn ayaan goordhaweyd la xiriiray wariye Cabdiraxamaan Cabdiqaadir Ibraahin oo ka tirsan bahda Daljir Ufayn. cXakiin Xuseen Xasan ayuu u warramay.

Hoos kaga bogo.

Warar la xiriira

Tuubooyinkii Biyogelinta UFAYN oo Qaybo Badan Daadku Qaaday (dhegayso)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: