Site icon Radio Daljir

UFAYN: Daadad la tagey badanaa tuubooyinkii biyogelinta magaalada (dhegayso)

Degmada Ufeyn ee Gobolka bari waxaa dhawaan ka da’ay roobab lixaad leh oo keenay in magaalada daadad badani ku soo rogmadaan, taasina waxa ay sababtay in daadku qaado tuubooyinkii biyogelinta magaalada oo qarniyo kahor gumeystihii Talyaanigu uu Ufayn u rakibay, horena dadka deegaanku iskood dayactir ugu sameeyeen.

Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ku hawlan sidii arrimahas wax looga qaban lahaa. Haddaba si aan wax badan uga ogaano khasaaraha gaaray biyogelinta Ufayn ayaan goordhaweyd la xiriiray wariye Cabdiraxamaan Cabdiqaadir Ibraahin oo ka tirsan bahda Daljir Ufayn. cXakiin Xuseen Xasan ayuu u warramay.

Hoos kaga bogo.

Ufeyn Daadad La Tagey Toobooyin Magaalad Biyaha Siiinjirey by Radio Daljir

Warar la xiriira

Tuubooyinkii Biyogelinta UFAYN oo Qaybo Badan Daadku Qaaday (dhegayso)

Exit mobile version