Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe ayaa qaabilay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre iyo madaxa hay’adda USAID ee Soomaaliya

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe ayaa qaabilay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre iyo madaxa hay’adda USAID ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre i

Nabadoon Xaarin: “Hantidhowruhu marka hore meel ha ku sheego dhulkii dawladda oo xamar ku yaalay”
Booliska kenya oo sheegay in la aduubtay haweenay Taliyaaniga u dhalatay
Puntland oo Gubaysa Lacagta Laga Keeno Koonfurta Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre iyo madaxa hay’adda USAID ee Soomaaliya iyo sarakiil ka socotay howlgalka Maraykanka ee Africom.

Madaxweynaha iyo Masuuliyiintan kasocotay Dowlada Maraykanka ayaa ka wada hadlay arimaha amaanka, dagaalka Argagixisada iyo tageerada maraykanka ee dhinacyada hormarka iyo dib u dhiska iyo arimaha gobolka geeska afrika.

Sidoo kale waxaa kulanka lagaga hadlay shaqo abuurka dhalinyarada kasoo noqonaysa xeryaha qoxootiga iyo kuwa gudaha ku barakacay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: