Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

(6) Eurofighter Typhoon (European Union)

Eurofighter waa isbahaysi ka kooban dalalka Jarmalka, Talyaaniga, Ingiriiska iyo Isbaanishka, loona qorsheeyey in ay sameeyaan diyaarad dagaal oo la tartami karta kuwa Ruuskha iyo Mareykanka. Saas oo ay tahay waxaa la qiyaasayaa in Typhoon-ku aysan weli u babac dhigin karin F-22 Raptor ama Su-57.

Arag bogga xiga …

PAGES

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com