Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

(2) Lockheed Martin F-35 (USA)

F-35 waxa ay yara lamid tahay F-22 kore ee Lockhead Martin, laakiin waa ka yartahay oo waa hal matoor, meesha tan kore tahay 2 matoor, wayna adagtahay in raadaarku uu arko. Waa diyaarad ka dagaalami karta cir, dhul iyo bad. Nooca F-35C waxa ay ka hawlgashaa markabka diyaarad-qaadaha, waxa ayna uu duusha, una soo degtaa si qummaati ah oo helikobtarka lamid ah.

Arag bogga xiga …

PAGES

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com