Tobanka diyaaradaha dagaalka ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

(3)  Sukhoi Su-57 (Russia)

Su-57 waa jawaabta Ruushka ee F-22 Raptor. Waxa ay hadda ka hawlgashaa oo lagu tijaabiyey dagaalka Suuriya, waana diyaarad cir iyo dhulba ka hawgali karta. Su-57 waxaa la yiraahdaa weli waa “4th generation” diyaarad dagaal oo ma aysan gaarin “5th generation” sida labada kore, waxa ayna ku hawlgashaa gantaalo dagaal oo kala duwan, waxa ayna iska difaaci kartaa gantaalada lagu soo rido. Intaas waxaa u dheer waxa ay qaadi kartaa hub culeyskiisu dhanyahay 7,500 KG, ahna wax aysan diyaarad kale oo dagaal qaadi karin.

Arag bogga xiga …


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com