
Arbaco, July 01, 2015 (Daljir)_Kulamo adag oo ka tirsan barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Radio DAljir Somaliya ayaa caawa waxaa ku kulmi doona dugsiyada kala ah Buraan Secondry Vs Jariiban Secondry
Wareegga labaad ee tartanka waxaa foodda Is dari doona dugsiyada kala ah Al-Azhar Qardho Vs Mubtada Burtinle
Daljir Nasiib wacan ayey u rajaynaysaa dhamaan tartamayaasha.
FAALLOOYIN & FALCELIN