WARBIXIN+SAWIRRO-Xaalad nolol xumo oo kajidha kaamamka Galkacyo.

Galkacyo, Nov 26 2016-Kaamka Alla-aamin 1 waxaa uu ka mid yahy kaamamka ay degan yihiin dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada gaalkacyo gaar ahaan xaafada garsoor, nololosha barakacayaashaan oo awalba ahayd mid aad uliidata ayaa waxaa uga sii daray dagaaladii ka dhacay magaalada gaalkacyo kuwaasoo sababay inay mar kale sii barakacaan iyagoo aan hubin halka ay barakacan cusub ku degi doonaan si ay noloshoodii hore ee liidatay ay qayb ahaan usii maareeyaan.

Dadkaasi hadda waxay ay degan yihiin meel aan sidaad uga durugsanayn magaalada oo ah dhul ku yaal waqooyiga xaafada garsoor oo ay si, mutadawacnimo ah ugu deeqeen muwaadiniin iskood isu xil qaamay.

kaamkan oo aan booqday ayaan kusoo arkay dhibaatooyin isugu jira hoy la aan cunto la aan iyo dhamaanba adeegyadii bulsho ee loo baahnaa waxayna daljir uga warameen xaaladooda.

SAWIRRO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com