Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta dib ugu soo laabtay Kismaayo

Arbaco, July 01, 2015 (Daljir)_Madaxweynaha Jubaland ayaa maanta dib ugu laabtay magaaalada Kismaayo kadib safar uu ku soo kala bixiyay dalalka Ethiopia iyo Kenya.

Intii uu joogay labadaa dal madaxweynaha Jubbaland ayaa siyaabo kala duwan ula kulmay madaxda wasaaradaaha arimaha dibadda ee Kenya iyo itoobiya.

Madaxweynaha oo si kooban ula hadlay warbaahinta markii uu soo gaaray Kismaayo ayaa sheegay in dhamaan safaradiisi ay guul ugu soo dhamaadeen ,isla markaana uu balan qaadyo ka soo helay labada wadan.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com