Tareen Cirka Ku Soconaya oo Ka Howl Bilaabay Gobolka Shandong ee Shiinaha (Sawirro)

HomeWararka

Tareen Cirka Ku Soconaya oo Ka Howl Bilaabay Gobolka Shandong ee Shiinaha (Sawirro)

Trainkii ugu dheereeyey ee dhanka cirka ku safraaya ayaa waxa uu markii ugu horeeyey ka shaqo bilaabay gobolka Shandong ee dalka Shiinaha, waxaana uu ku soconayaa waddo laga sameeyey hawada sare, wuxuuna halkii mar qaadi karaa 510 qof iyo adeegooda. SAWIRRO

Dil ka dhacay Garowe
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Shacabka Kala Qaybgalay Xuska 1da Agoosto (Sawirro)
Warar Dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha weerar kadhacay Mudug

Trainkii ugu dheereeyey ee dhanka cirka ku safraaya ayaa waxa uu markii ugu horeeyey ka shaqo bilaabay gobolka Shandong ee dalka Shiinaha, waxaana uu ku soconayaa waddo laga sameeyey hawada sare, wuxuuna halkii mar qaadi karaa 510 qof iyo adeegooda.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • maxamad cali xashi 7 years ago

    runti waa hormar lagaaray wana soo dhaweyna wxn leenahy horay usocda china

DISQUS: