Warar Dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha weerar kadhacay Mudug

Warar Dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha weerar kadhacay Mudug

Hal qof ayaa ku geeriyooday, laba kalena waa ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidamada booliska deegaanka Daaru salaam oo katirsan degmada Goldogob ee gobolka Mudug iyo dad ka ganacsada khamriga.

Taliyaha Saldhiga Booliska Daaru salaam ayaa ka mid ah dadka ku dhaawacmay howlgalkan, waxaana iminka ku sugan goobta uu falkan ka dhacay saraakiisha ammaanka Puntland ee gobolka Mudug oo uu ugu horeeyo taliyaha qaybta booliska ee gobolka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com