Tareen Cirka Ku Soconaya oo Ka Howl Bilaabay Gobolka Shandong ee Shiinaha (Sawirro)

Trainkii ugu dheereeyey ee dhanka cirka ku safraaya ayaa waxa uu markii ugu horeeyey ka shaqo bilaabay gobolka Shandong ee dalka Shiinaha, waxaana uu ku soconayaa waddo laga sameeyey hawada sare, wuxuuna halkii mar qaadi karaa 510 qof iyo adeegooda.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Tareen Cirka Ku Soconaya oo Ka Howl Bilaabay Gobolka Shandong ee Shiinaha (Sawirro)”

  1. maxamad cali xashi

    runti waa hormar lagaaray wana soo dhaweyna wxn leenahy horay usocda china

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com