Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari oo Daljir uga warbixiyeey Howlgal Boosaso kasocda (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari oo Daljir uga warbixiyeey Howlgal Boosaso kasocda (dhegayso)

Ciidamadda Booliska Gobalka Bari ayaa todobaadyadii ugu dambeyaay kawaday Caasimadda Ganacsiga Puntland ee Boosaaso howlgalo Amniga lagu xaqiijinayaay

Raysal Wasaare Mahadi oo ka hadlay shirkii wadamada Islaaamka
Beesha Caalamka oo cadaadis la xiriira doorashooyinka saartay Madaxweynaha Somaliland
Wararkii ugu dambeyeey ee khilaafka Farmaajo & Rooble

Ciidamadda Booliska Gobalka Bari ayaa todobaadyadii ugu dambeyaay kawaday Caasimadda Ganacsiga Puntland ee Boosaaso howlgalo Amniga lagu xaqiijinayaay ,kuwaas oo lagu beegsanayo dadka falaalka amni darro kawadda Boosaso.

Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bare Gashaanle sare Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in Ciidamadda Booliska Gobalka Barri Xaafadaha kala duwan ee Boosaso howlgalo sugidda amniga ku saabsan magaaladda kawadeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: