Wararkii ugu dambeyeey ee khilaafka Farmaajo & Rooble

HomeWararka

Wararkii ugu dambeyeey ee khilaafka Farmaajo & Rooble

Madaxweynaha muddo xileedkiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waddaa in ay k

SHACABKA LUBNAAN OO WALI SII WADA MUDAAHARAADYADII AY UGA CABANAYEEN XAALADA NOLOLEED EE DALKAASI (Warbixin)
Dowladda Puntland iyo Warbaahinta ayaa iska kaashanaya wacyigelinta & ka hortaga Caronavirus (Daawo)
Kulankii Baarlamaanka ee Soomaaliya oo mar kalle dib u dhac uu ku yimid

Madaxweynaha muddo xileedkiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waddaa in ay kulmaan Saacaddaha soo socda sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah kooxaha dhexdhexaadinta wadda.

Kulanka ayaa diirada lagu saari doonnaa maamulka laamaha Amniga gaar ahaan booliska iyo hay’adda nabad sugida.

Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday ayaa lagu soo waramaya in uu wali ku adkeysanaayo maamulka laamaha Amniga halka uu diidan yahay arintaasi Maxamed Xuseen Rooble.

Labadda Madaxweyne ee waan waanta wadda ayaa dhankooda ayaa sheegaya in ay qabaan rajo wanaagsan oo ku saabsan soo afjarida khilaafka labada dhinac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: