Raysal Wasaare Mahadi oo ka hadlay shirkii wadamada Islaaamka

HomeWararka

Raysal Wasaare Mahadi oo ka hadlay shirkii wadamada Islaaamka

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa goor-dhow Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka

SIYAASADDA BADDA CAS IYO CEEBTII ITOOBIYA KA RAACDAY DAMACEEDII DEKED SOOMAALIYEED Q3-aad
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynaha Midowga Yurub
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (daawo)

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa goor-dhow Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeyb-galay shirkii Wadamada Islaamka ee looga hadlay Arrimaha Falastiin kaa soo ka dhacay Dalka Turkiga.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdigii uu hogaaminayay ee halkaasi ugu qaybgalay shirka wadamada Islaamka ayaa kulan la qaatay intii halkaasi ay joogeen madax ka tirsan dowladda Turkiga.

Ra’iisul Wasaare ku-xugeenka Mudane Mahdi ayaa la kulmay dhigiisa dalka Turkiga, waxaana ay ka wada hadleen heshiisyada dhinacyada ganacsiga iyo iskaashiga horumarinta kaabayaasha, Islamarkaana loo fulin lahaa heshiisyo dhawr iyo toban gaaraya oo la xiriira dhinaca horumarka.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    ORDIGAN WAA SHAQAYNAYAA LKN CARAB BAA LUGAHA HAYSA.
    FIIRO GAARA:-
    NATANYAHU WAA HITLER-ka BARIGA DHEXE GACMIHIISINA DHIIG BAA KA DA’AYA.

DISQUS: