Raysal Wasaare Mahadi oo ka hadlay shirkii wadamada Islaaamka

Raysal Wasaare Mahadi oo ka hadlay shirkii wadamada Islaaamka

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa goor-dhow Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeyb-galay shirkii Wadamada Islaamka ee looga hadlay Arrimaha Falastiin kaa soo ka dhacay Dalka Turkiga.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdigii uu hogaaminayay ee halkaasi ugu qaybgalay shirka wadamada Islaamka ayaa kulan la qaatay intii halkaasi ay joogeen madax ka tirsan dowladda Turkiga.

Ra’iisul Wasaare ku-xugeenka Mudane Mahdi ayaa la kulmay dhigiisa dalka Turkiga, waxaana ay ka wada hadleen heshiisyada dhinacyada ganacsiga iyo iskaashiga horumarinta kaabayaasha, Islamarkaana loo fulin lahaa heshiisyo dhawr iyo toban gaaraya oo la xiriira dhinaca horumarka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    ORDIGAN WAA SHAQAYNAYAA LKN CARAB BAA LUGAHA HAYSA.
    FIIRO GAARA:-
    NATANYAHU WAA HITLER-ka BARIGA DHEXE GACMIHIISINA DHIIG BAA KA DA’AYA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com